Daawo Sawirada: Weerar lagu qaaday Hotelka Intercontinental ee kuyaala magaalada …

Kooxo Islaamiyiin aad u hubeesan ayaa xalay weerar xoogan ku galay dhismaha Hotel weyn oo nuuca raaxada ah oo kuyaala magaalada Kaabul ee Caasimada dalka Afgaanistan. Hotelkan weerarka lagu qaaday oo lagu magacaabo Intercontinental  ayaa ahaa Hotel weyn oo lagu raaxeesto, waxaana inta badan degi jiray dadka ajaaniibta ah ee magaalada Kabul ku sugan. Ciidamada amaanka … Continue reading Daawo Sawirada: Weerar lagu qaaday Hotelka Intercontinental ee kuyaala magaalada …